Ra’iisul Wasaare Khayre oo amar dul-dhigay Golihiisa Wasiirada

0
395

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo guddoomiyay kulankii maanta ee golaha wasiirrada ayaa faray dhammaan wasiirrada xukuumadda in kahor dhammaadka bisha December ay dhamaystiraan hawlaha uga harsan qorsha hawleedka sannadka 2018-ka. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in dhammaystirka qorsha howleedka sannadkaan ay fududaynayso in si fudud loogu gudbo qorshayaasha […]




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Khayre oo amar dul-dhigay Golihiisa Wasiirada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.