Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday waqooyiga Gaalkacyo

0
39

Arbaco, July, 10, 2019 (HOL) – Bulshada ku nool dhanka waqooyi ee degmada Gaalkacyo ayaa garoonka kubbadda cagta Cawaale si wayn ugu soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya oo galabta socdaal kusoo gaaray dhanka waqooyi ee magaalada.




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday waqooyiga Gaalkacyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.