Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dalka Qatar uga qayb gelaya Madasha Dooxa

0
19

Jimco, December, 13, 2019 (HOL)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo sanadkii sedaxaad uu uga qayb gelayo madasha Dooxa.




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dalka Qatar uga qayb gelaya Madasha Dooxa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.