Ra’iisul Wasaare Khayre oo Geneva uga qeyb gelaya madasha Qaxootiga Adduunka

0
5

Isniin, December, 16, 2019 (HOL)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo kasoo dhoofay dalka Qatar, ayaa soo gaaray magaalada Geneva ee dalka Switzerland, oo uu uga qayb gelayo madasha qaxootiga adduunka oo maanta furantay.




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Khayre oo Geneva uga qeyb gelaya madasha Qaxootiga Adduunka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.