Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulamo La Qaatay Odayaasha Ka Shaqeeya Xoojinta Nabadda Iyo Xasiloonida Gaalkacyo

0
51

Jimco, July, 12, 2019 (HOL)– Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ,Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Gaalkacyo kulamo kula qaatay odayaasha u xil saaran adkeynta nabadda iyo is-dhex galka bulshada ku nool waqooyiga iyo koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulamo La Qaatay Odayaasha Ka Shaqeeya Xoojinta Nabadda Iyo Xasiloonida Gaalkacyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.