Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Bulshada Gaalkacyo iyo golaha deegaanka Waqooyiga Gaalkacyo

0
31

Khamiis, July, 11, 2019 (HOL)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya , Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulamo la qaatay qaybo kamid ah dhallinyarada iyo odayaasha dhaqanka ee labada dhinac ee Gaalkacyo iyo xubno ka tirsan golaha deegaanka Waqooyiga Gaalkacyo.




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Bulshada Gaalkacyo iyo golaha deegaanka Waqooyiga Gaalkacyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.