Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Madaxweyne Paul Kagame

0
329

Talaado, June, 26. 2018 (HOL)-Ra’iisal Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gebagebeeyay booqasho hal maalin qaadatay oo dalka Rwanda uu ku joogay, ayaa magaalada Kigali ee caasimadda dalkaas kulan kula qaatay madaxweynaha Rwanda ahna gudoomiyaha Midawga Afrika, Paul Kagame.




READ MORE FROM THE SOURCE: Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Madaxweyne Paul Kagame

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.