Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Muqdisho Kulan Kula Qaatay Ku-Xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

0
313

Isniin, Augusto, 05, 2019 (HOL)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay ku-xigeenka Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee dhanka Siyaasadda, David Hale oo Muqdisho soo gaaray




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Muqdisho Kulan Kula Qaatay Ku-Xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.