Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Kenya oo kulan yeelanaya

0
118

Barqanimadii maanta ayaa Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in booqashadaas ay salka ku heyso,kadib markii uu casuumaad ka helay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta. Ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya iyo madaxwaynaha Kenya ayaa yeelanaya kulan […]




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Kenya oo kulan yeelanaya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.