Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray baydhabo iyo ujeedka oo la shaaciyey

0
92

Magalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa gaaray Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre. Wafdiga waxaa Garoonka diyaaraha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed. Ujeedka safarka Ra’iisul Wasaare kheyre ee Magalada Baydhabo ayaa waxaa lagu sheegay inuu ka […]




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray baydhabo iyo ujeedka oo la shaaciyey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.