Ra’iisul Wasaare Kheyre oo maanta daah furey Golaha Dhaqaalaha Qaranka

0
97

Munaasabada ayaa lagu daah furey golaha dhaqaalaha qaranka, oo ay ku mideysan yihiin aqoon yahno Soomaali iyo ajnabi isugu jira, kuwaas oo dowladda Soomaaliya kala talin doona qaabka dhaqaale ee wadanka loo rabo. Ra’iisul wasaaradaha Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo khubad ka jeediyay munaasabada ayaa ugu horeyn u mahadceliyay wasiirka Qorsheynta iyo horumarinta dhaqaalaha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo maanta daah furey Golaha Dhaqaalaha Qaranka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.