Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Magacaabis deg deg ah sameeyay (Wareegto)

0
87

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka. Guddigaan ayaa ka kooban 11 Xubnood oo 8 ka mid ah ay ka mid yihiin Golaha Wasiirada Soomaaliya,waxaana sidoo kale ka mid ah Duqa Muqdisho,Hanti Dhowraha Qaranka iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka. Guddigaan ayaa waxa ay ka Shaqeyn […]




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Magacaabis deg deg ah sameeyay (Wareegto)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.