|

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Muqdisho Kulan kula qaatay Kuxigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

jowhar Somali News Leader
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay ku-xigeenka Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee dhanka Siyaasadda, David Hale oo Muqdisho soo gaaray.
Kulanka ay wada qaateen Ra’iisul Wasaaraha iyo ku-xigeenka Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee dhanka Siyaasadda ayaa looga hadlay deyn cafinta, la dagaallanka argagaxisa iyo dhismaha ciimadamada qaranka Soomaaliyeed.
David Hale oo dowladda ku ammaanay dadaallada horumainta dalka ayaa Ra’iisul Wasaare Khayre uga mahad celiyay soo dhaweynta ballaan.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo ku-xigeenka Xog-hayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee dhanka Siyaasadda ayaa kulankooda sidoo kale iskula soo hadal qaaday kaalinta Mareynkanka uu ka gaysanayo dadaallada dib-u-kabashada qaranka Soomaaliya.
Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa waxaa ka dhexeeya xariir qota dheer oo soo jireen ah oo ku dhisan horumarinta danaha labada dal iyo labada shacab.

                #td_uid_1_5d486446e9117  .td-doubleSlider-2 .td-item1 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/08/1-1-3-80x60.jpg) 0 0 no-repeat;
                }
                #td_uid_1_5d486446e9117  .td-doubleSlider-2 .td-item2 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/08/1-2-3-80x60.jpg) 0 0 no-repeat;
                }
                #td_uid_1_5d486446e9117  .td-doubleSlider-2 .td-item3 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/08/1-3-4-80x60.jpg) 0 0 no-repeat;
                }
                #td_uid_1_5d486446e9117  .td-doubleSlider-2 .td-item4 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/08/1-4-3-80x60.jpg) 0 0 no-repeat;
                }
                #td_uid_1_5d486446e9117  .td-doubleSlider-2 .td-item5 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/08/1-5-3-80x60.jpg) 0 0 no-repeat;
                }





                       kulanka ra'iisul wasaare Kheyre 


                            1 of 5

 
The post Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Muqdisho Kulan kula qaatay Kuxigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka appeared first on Jowhar.




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Muqdisho Kulan kula qaatay Kuxigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

DAAWO WAREYSI IYO JAWAAB UU M. FARMAAJO KA BIXIYEY

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application