Ra’iisul Wasaare Kheyre oo tacsi ugu tegey qoyska iyo ehelka Cabdiraxmaan Yariisow

0
22

jowhar Somali News Leader
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqedisho ayaa tasci ugu tegay qoyska iyo ehelka guddoomiyihii gobalka Banaadir, Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan.
Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa la kulmay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyo maamo Nuuriye Xassan Isxaaq oo hooyo u aheyd guddoomiyihii gobakka Banaadir, Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray weerarkii argagagaxiso ee dowladda hoose ee Xamar.
Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyo dhammaan ehelka ayaa Ra’iisul Wasaarha uga mahadceliyay tascida uu ugu yimid qoyska.
Ra’iisul Wasaaraha oo saxiixay buugga tacsida ayaa sheegay in Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan uu ahaa mas’uul Soomaalinimadu ku wayntahay, u taagnaa qarannimada oo aan ka daalin u adeegidda bulshada, waxa uuna Allah uga baryay in uu u naxariisto.

                #td_uid_1_5d45c141a339a  .td-doubleSlider-2 .td-item1 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/08/1-1-1-80x60.jpg) 0 0 no-repeat;
                }
                #td_uid_1_5d45c141a339a  .td-doubleSlider-2 .td-item2 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/08/1-2-1-80x60.jpg) 0 0 no-repeat;
                }
                #td_uid_1_5d45c141a339a  .td-doubleSlider-2 .td-item3 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/08/1-3-2-80x60.jpg) 0 0 no-repeat;
                }
                #td_uid_1_5d45c141a339a  .td-doubleSlider-2 .td-item4 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/08/1-4-1-80x60.jpg) 0 0 no-repeat;
                }
                #td_uid_1_5d45c141a339a  .td-doubleSlider-2 .td-item5 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/08/1-5-1-80x60.jpg) 0 0 no-repeat;
                }





                       booqashada kheyre ee qoyska marxuum yariisow


                            1 of 5

The post Ra’iisul Wasaare Kheyre oo tacsi ugu tegey qoyska iyo ehelka Cabdiraxmaan Yariisow appeared first on Jowhar.




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo tacsi ugu tegey qoyska iyo ehelka Cabdiraxmaan Yariisow

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.