Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaliya oo u dhoofay dalka Jordan

0
42

Arbaco,Janaayo, 09, 2019 (HOL)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta u dhoofay dalka Jordan oo uu uga qayb galayo shir ay leeyihiin madaxda wadamada Carabta oo looga hadlayo Is-bedelka Cimillada adduunka iyo deegaanka.




SOURCE: Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaliya oo u dhoofay dalka Jordan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.