Ra'iisul wasaare sheegay in uu carqaladayn kala kulmay diyaaradaha dagaalka ee Turkiga

0
244

Talaado, Maarso, 26, 2019 (HOL)-Ra’iisul wasaaraha Giriigga ayaa sheegay in isaga oo diyaaraddiisa saaran oo u dabaal dagaya maalinta xoriyadda uu “carqaladayn kala kulmay” diyaaradaha dagaalka ee Turkiga.




SOURCE: Ra’iisul wasaare sheegay in uu carqaladayn kala kulmay diyaaradaha dagaalka ee Turkiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.