Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Madaxweyne Erdoğan oo Geneva Ku Kulmay

0
251

Talaado, December, 17, 2019 (HOL)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Madaxweyne Erdoğan oo Geneva Ku Kulmay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.