Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo u ambabaxay dalka Qatar

0
233

Arbaco, December, 12, 2018 (HOL)- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay dalka Qatar.




SOURCE: Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo u ambabaxay dalka Qatar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.