Ra’isul wasaare KHEYRE oo xil sare u magacaabay Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow

0
59

Muqdisho (Caasimada Online) – Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’isul wasaaraha XFS Xasan Cali Kheyre, ayaa waxaa xil cusub loogu magacaabay Dr. Cabdiraxmaan Cabdulaahi Macalin (Baadiyow).
Wareegtada kasoo baxday Xafiiska ayaa waxaa Baadiyow loogu magacaabay La-taliyaha sare ee Ra’isul wasaaraha Somalia ee Arrimaha Nabadeynta iyo Dib u heshiisiinta.
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa wareegtada ku magacaabay Baadiyow kadib markii uu tixgaliyay Baahida loo qabo in la magacaabo La-taliye sare oo Khibrad u leh Arrimaha Nabadeynta iyo Dib u heshiisiinta.





SOURCE: Ra’isul wasaare KHEYRE oo xil sare u magacaabay Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.