Ra’isul-wasaarihii hore ee dalka Malaysia oo loo xiray xatooyo Maaliyadeed.

0
329

Warbaahinta Dowladda dalkaasi ayaa maanta shaacisay in Najiib Razaaq lagu xiray magaalladda Kuwaala Lambuur, isagoo lagu eedeynayo inuu lunsaday dhan 1 million oo Lacagta dalkaasi, oo u dhiganta USD 11.73 billion) oo Dollar. Qareenka Qoyska Najoob Razaaq oo maanta la hadlay Telefishinka Channel News Asia waxa uu sheegay in Ra’isul-wasaarihii hore berri lagu soo oogi […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ra’isul-wasaarihii hore ee dalka Malaysia oo loo xiray xatooyo Maaliyadeed.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.