Rasaas goos goos ah oo wali laga maqlayo Hotel Cas-caseey ee magaalada Kismaayo

0
52

Sabti, July, 13, 2019 (HOL)-Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa wali kacsan kadib markii koox hubeysan oo ka tirsan kooxda Al shabab ay shalay galab ay weerar xooggan ay ku qaadeen Hoteel ku yaala magaalada Kismaayo.




SOURCE: Rasaas goos goos ah oo wali laga maqlayo Hotel Cas-caseey ee magaalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.