RASMI: MOURINHO OO SOO SAARAY XIDIGA UU CAAWA KU DUULAAN TAGI DOONO.

0
103

Kooxda Man United ayaa waxaa ay la ciyaari doontaa caawa kooxda West  Ham United iyadoona xidigo muhiim ay kooxda ka maqnaan doonaan.

Xidigaha Romelu Lukaku iyo Marauane Fellaini ayaa kulankaan aan kasoo muuqan doonin taa oo ay ka wal walsan yihiin taageereyaasha kooxda shayaadiinta cas cas.

Lukaku ayaa la shaaciyay in finalka FA Cup-ka ka hor aan garoonka lagu dhex arki dooni halka Fellaini isna ay suuro gal tahay in kulanka ugu dambeeya Premier leage uu garoonka ku soo laabto.

Xidigaha Alex Sanchez iyo phil jones ayaa waxa ay yihiin kuwo u diyaarsan kulanka caawa maadaama ay seegeen kulankii kooxda guuldarada ay la kulantay ee Brighton.

Sidoo kale liiska xidigaha uu soo xushay ayaa waxaa kamid ah Carrick.

De Gea,Romero,Valencia,Darmian,Shaw,Young,Lindelof,Smalling,Jones,

Bailly,Matic,Carric,Pogba, McTominay,Herrera,Mata,Lingard,Martial,Sanchez,Rashford.

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.