Request for Proposal (RFP) RECONSTRUCTION OF HODAN DISTRICT ADMINISTRATION COMPLEX

0
534

BENADIR REGIONAL ADMINSTRATION-BRA
MUNICIPALITY OF MOGADISHU – MoM
MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR
DOWLADDA HOOSE EE XAMAR
Request for Proposal (RFP) RECONSTRUCTION OF HODAN DISTRICT ADMINISTRATION COMPLEX

Location
Hodan District, Mogadishu, Somalia
PIKA NO
BRA017

 
 

DATE
December 2018

 
 

PROJECT NAME
RECONSTRUCTION OF HODAN DISTRICT ADMINISTRATION COMPLEX

 
 
 
 

Invitation to Bid
The Mogadishu BRA District Administration, in conjunction with the Somalia Federal Government (SFG) of the Republic of Somalia, invite bidders from eligible construction companies for the above named construction project being implemented by Banadir Somalia Regional Administration.
Gudiga Maamulka gobolka Banadir Somalia iyo Dowlada federalka Soomaaliya waxaa ku casuumaayaan shirkadaha u qalma dhaqan gelinta Khibradana uleh barnaamijka dhismaha garoonka kubada cagta ee degmada Wadajir oo ay daqan gelinayaan maamulka gobolka Banadir.
It should be noted that contractors are automatically disqualified from participating in this tender if they assisted with any part of this project or tender process, including preparation of technical documents, or if they are related to a member of the Bid Committee without prior disclosure. Small businesses, minority-owned firms, and women’s business enterprises are encouraged to apply.
Waxa aad ogaataan in tartameyaasha si dhaqsi ah looga saari doono tartankaan hadii lagu caawiyey nidaamka qandaraaska oo ay ku jirto diyaarinta dukumeentiga farsamada am ay qaraabo yihiin xubin ka mid gudiga qandaraaska hadii uu uu hore u sheegin. Ganacsatada yaryar. shirkadaha ay leeyihiin Dadka Laga Tiro Badan Yahay ama Yar, iyo Shirkadaha Dumarku leeyihiin waxaa lagu lagu dhiiri gelinaayaa in ay soo codsadaan.
The four Mandatory criteria for bidders are as follows:
Shuruudaha Aas-aaska ah ee tartamayasha laga doonayo waa kuwan hoos kuxusan

Valid certificate of registration from the BRA and ministry of public works

Shahaada/shati qanacsi oo diwaangishan kasocda maamulka gobolka Bandir iyo Wasaarada howlaha guud.

Certificate of attendance of Bidder’s Site Visit

Shahaada kasoo Qeybgalka ama Booqashada Qandaraaslaha ee Goobta Dhismaha

Signed technical submission form and financial proposal

Soo gudbinta Foomka farsmada oo Saxiixan iyo hindsada Qaan Sheegadka,

Completely filled and signed BOQ

Buuxinta Qaansheegadka oo Dhamaystiran Saxiixana. Khribad iyo magac wanagsan iyo caddaymo shaqoyinki uu hore u so qabtey.

A company bank account

Koontada Baanka ee Shirkada sida koonto ka furan Dahabshiil / Amal baanka

Submission of CVs of acceptable supervisory staff proposed for the works. Soo gudbinti agonta iyo khibradha shaqaalaha shaqada qaban doono

BENADIR REGIONAL ADMINSTRATION-BRA
MUNICIPALITY OF MOGADISHU – MoM
MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR
DOWLADDA HOOSE EE XAMAR
Request for Proposal (RFP)

Location
Hodan District, Mogadishu, Somalia
PIKA NO
BRA017

 
 

DATE
December 2018

 
 

PROJECT NAME
RECONSTRUCTION OF HODAN DISTRICT ADMINISTRATION COMPLEX

 
 
 
 

A bidder is unlikely to be considered for award if they have more than one on-going project in Mogadishu. A bidder is also unlikely to be considered for award if they have one on-going project in a location other than in Mogadishu or within 5kms.
Waxaa lagayaabaa qandaraaslaha in an lagatexgilinin dhanka qeymeynta hadii uu hal mashuruuc kabadan kawado Gobolka Banadir ama u ka haayo hal shaqo oo kale meel kabaxsan nawaaxiga magaalada Mogadishu am aka fog 5km.
Tender Documents: Bid documents can be collected from BRA – Procurement Office during the normal working hours on 11 December 2018. The Bid document is not for sale and every eligible bidder/contractor has the right to collect the Bid document to fully participate in the Construction works of BRA Construction Materail Testing Lab. In case of difficulties in obtaining the bids, please contact
procurement@somtisplus.com.
Dukumentiga qandaraaska waxaa laga qaadan garaa Gudiga Maamulka Gobolka ee Mugadishu Somalia saacadaha shaqada Xafiiska xeliag 11 December 2018. Dokumintiga qandaraaska iib ma’aha qandaraasle kasta oo oo qibrad uleh wuxuu xag u leeyahay in uu qaato oo si buuxda uguqeygalo Dhismaha Shaybaarka qalabka dhismaha ee Gobolka Banaadir. Hadii aad lakulantid culeys is ad u heshid buuga qandaraaska, fadlan soo wac procurement@somtisplus.com.
Site Visit: There will be a mandatory pre-tender site visit to be conducted by the Banadir Somalia Regional Administration representatives, together with the designated TIS + engineer, on 20 December 2018 at 9:00am hrs. / Waxaa jiri doona tegitaan qasab ah oo la tegi doono goobta shaqada oo ay qabanqaabin doonaan gudiga/ Wakilada maamulka gobolka ee Banadir Somalia iyo injineer kasocda hey’ada TIS + taariikhda marka ay tahay 20 December 2018 saacadana 9:00am saac
The bidders should get the certificate of the pretender site visit signed by the designated TIS + Engineer at the project site. The cost of visiting the site shall be at the bidder’s own expense.
Qandaaslayaasha wa in ay helaan shahaado kusaxiixan injineerka kasocda hey’ada TIS+ isla gudaha goobta dhismaha
Submission: Completed bid documents should be submitted in sealed envelopes addressed to: / Dukumentiga qandaraaska oo buuxsan waxaa lagu soo gudbinaayaa baqshad xiran. kuna aadi cinwaanka
The bid Committee, Banadir Somalia /Gudiga qandaraaska Banadir Somalia
And are to be delivered to and received at the BRA Procurement Office on or before 6 January 2019 at 4:00 pm. Bids received after this time will not be considered and shall be returned to the bidders unopened.

Waxaana loo geynaayaa gudiga maamulka gobolka ee Bandir Somalia maalinta ama ka hor 6 January 2019 saacadana tahay 4:00pm saac. Qandaraasyada la helo waqtigan ka dib lama tixgelin doono waxaana lagu soo celinayaa qandaraasleyaasha leh.

BENADIR REGIONAL ADMINSTRATION-BRA
MUNICIPALITY OF MOGADISHU – MoM
MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR
DOWLADDA HOOSE EE XAMAR
Request for Proposal (RFP)

Location
Hodan District, Mogadishu, Somalia
PIKA NO
BRA017

 
 

DATE
December 2018

 
 

PROJECT NAME
RECONSTRUCTION OF HODAN DISTRICT ADMINISTRATION COMPLEX

 
 
 
 

Offers are to remain valid for 120 days from the closing date of this tender. The Bid Committee reserves the right to vary the quantity of work/materials specified in the tender document without any change in unit price or other terms and conditions and to accept or reject any, all, or part of submitted offers. / Araajida waxaa ay jiri doonaan ilaa 120 maalmood laga bilaabo maalinta ugu xiritaanka qandaraaska. Gudiga Qandaraaska waxaa ay xaq u leeyihiin in ay badalaan tirade shaqada.alaabta la qeexay ee ka mid ah dukumentiga qandaraaska ayaga oo badalin qiimaha ama sharuudaha iyo in aqbalaan ama diidaan dhamaan ama qeyb ka mid codisiyada la soo gudbiyey.
Bid Opening: Bids will be opened at the Mayor’s BRA office in Mogadishu, Somalia on 7 January 2019 at 9:00am in the presence of the Bid Committee and applicants who wish to attend. / Arjiga waxaa la furi doonaa taariikh 7 January 2019 saacada 9:00am ama sagaalka subax nimo waxaa joogi doona gudiga kushaqa leh furitaanka qandaraaska iyo qandaraaslayaasha damacsan in ay ka soo qeybgalaan.
Evaluation Criteria: Offers will be evaluated by factors including, but not limited to, financial and technical criteria, record of past performance, integrity, and community rapport./ Araajida waxaa lagu qiimeyn doonaa waxyaabaha ay ku jiraan laakiin ku ekeyn maaliyada iyo farsamada, waayo aragnimada, hufnaanta, iyo xiriirka bulshada
Women-owned construction companies are strongly encouraged to apply




SOURCE: Request for Proposal (RFP) RECONSTRUCTION OF HODAN DISTRICT ADMINISTRATION COMPLEX

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.