Robbie Savage Oo Doortay Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Liverpool & Man City, Kooxdee Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh

0
41

Liverpool ayaa la ciyaari doonta Man City kulankii ugu horeeyay ee labada kooxood ee ugu cad-cad ku guulaysiga horyaalka premier League kulan ka dhici doona Anfield maalinta Axada.
Kaliya 6 gool ayaa u dhexeeya labada xiddig ee isku dhibcaha ah iyada oo ay labad kooxoodba badiyeen 6 kulan hal kulan bar-baro la kala galeen kooxaha Chelsea iyo Wolves.
City ayaa difaacnaysa horyaalka premier League laakiin Kooxda Liverpool ayaa doonaysa in ay xilli ciyaareedkan ka qaado citizen horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.
Kulanka oo u dhigma 6 dhibcood ayuu khabiirka Robbie Savage doortay shaxda isku dhafka ah ee kulanka xiisaha leh ee Liverpool iyo Man City ka hor kulankooda Axada.
Khabiirka ayaa shaxdiisa ka dhigay 4-2-3-1 isaga oo shaxdiisa ku soo daray xiddiga dhaawaca ka soo kacay ee Kevin De Bruyne.
 
 




SOURCE: Robbie Savage Oo Doortay Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Liverpool & Man City, Kooxdee Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.