ROBERT LEWANDOWSKI OO FARIINTII UGU KULULEED U DIRAY MAAMULKA KOOXDIISA

0
179

weeraryahanka kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa waxaa si caro ah uu go’aan cad uga qaatay mustaqbalkiisa uu kusii joogayo garoonka kooxdaasi ay ku ciyaarto.

waxaa uu sheegay in uu doonayo in uu kooxdaasi isaga tago marka uu dhamaado xili cihaareedkan waxaa dhanka kale uu xidigan u sheegay maamulkiisa in uusan kusii qanacsanayn in uu kooxda usii ciyaaro.

majiro wax hadal ah oo kasoo yeeray mamulka kooxdan balse waxaa horay u jiray kooxo badan oo ka dhisan hoyalada Premier Leage La Liga  iyo Seri A oo aad u baadi goobayay.

waa xidig bandhig wanaagsan sameeyay xili ciyaareedka dhawaan lasoo gaba gabeeyay.

 

 

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.