ROONEY OO HESHIIS LA GAARAY KOOXDA DC UNITED.

0
223

Warar hoose oo soo baxaya yaaa waxa ay tilmaamayaan in xidiga kooxda Everton Wayne Rooney uu heshiis shaqsi ah la gaaray kooxda Ka dhisan Horyaalka MLS ee lagu magacaabo DC.

Wararka ayaa intaa waxaa ay ku darayaan in Rooney iyo Kooxdiisa uu Khilaaf soo kala dhexgalay taana ay keentay in uu ku biro kooxdan.

Sida ay daabacayaan warbaahinta wax ka qorta arimaha ciyaaraha xidigan ayaa kooxda la gaaray heshiis ku kacaya laba sano balse waxaa ilaa haatan aan cadayn laga heyn xidigan iyo waliba kooxda la shaaciyay in uu heshiis lag gaaray.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.