Ruushka oo Soomaaliya gacan ka siinaya tababarada shaqaalaha rayidka iyo laamaha amniga

0
22

Arbaco, July, 10, 2019 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ruushku u soo magacawday Soomaaliya.




SOURCE: Ruushka oo Soomaaliya gacan ka siinaya tababarada shaqaalaha rayidka iyo laamaha amniga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.