Ruushka oo taageero u muujiyay Nicholas Haysom,xilli uu Khilaaf Diplomaasiyadeed ka dhaxeeyo DFS

0
76

Dowladda Raashiya oo xubin ka ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee QM  waxay xaqiijisay Taageeradda ay u hayaan QM iyo Ergaygii Gaarka ee  QM ugu qaabilsanaa Arrimaha Somalia, Nicholas Haysom  oo ay DFS isbuucii hore sheegtay inuu yahay qof aan laga doonaynin Somalia (Persona non grata). Afhayeenadda Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, Maariya […]




SOURCE: Ruushka oo taageero u muujiyay Nicholas Haysom,xilli uu Khilaaf Diplomaasiyadeed ka dhaxeeyo DFS

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.