Ruux Meyd ah oo saakay lagu arkay Wadada Maka Al-mukaraha ee Muqdisho

0
28

Waxaa Saakay Wadada Al-mukaraha ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Maqaayada Hilaac UK lagu arkay Meydka Will dhalinyaro ah. Dad goobjoogayaal ah oo halkaasi ku sugan ayaa waxa ay sheegeen  in Meydka uusan ka muuqan wax dhaawacyo ah,balse lagu arkay Luuq ku yaalla agagaarka Maqaayadda Hilaac UK oo ah halka dhawaan uu ka dhacay  weerarka. […]




SOURCE: Ruux Meyd ah oo saakay lagu arkay Wadada Maka Al-mukaraha ee Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.