Ra’iisul Wasaaraha Dalka itoobiya Abiy Axmed ayaa waxa uu amar ku bixiyey in Ciidamo la kala dhex dhigo Dagaalka u dahxeeya Soomaalida iyo Qowmiyada Oromada ee dalkaas. Hadalka Rai’sul wasaaraha ayaa ka dambeeyay ka dib markii ay maalmihii ugu dambeeyay ay sii xoogaysteen xiisadaha u dhaxeeya Soomaalida iyo Oramada. “waxaan amray in ciidammada milateriga iyo […]
READ MORE FROM THE SOURCE: RW Itoobiya oo Amray in Ciidamo la geeyo deegaanada ay ku dagaalamayaan Somalida iyo Oromada