RW Khayre: Baahiyaha ka jira gobolka Mudug si dhaqso ah ayay dowladda uga jawaabaysa

0
45

Arbaco, July, 10, 2019 (HOL) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo booqashadii ugu dheereyd ku jooga gobollada bartamaha ku yaalla ayaa kullamo ka wada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.




SOURCE: RW Khayre: Baahiyaha ka jira gobolka Mudug si dhaqso ah ayay dowladda uga jawaabaysa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.