RW Khayre oo Qado sharaf u sameeyay guddiyada Dib-u-eegsita Dastuurka

0
31

Sabti, December, 08, 2018 (HOL)- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa hoygiisa qado ugu sameeyay guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka, guddiga labada aqal ee dib-u-eegista iyo la socodka arrimaha dastuurka iyo wasiirka arrimaha dastuurka.




SOURCE: RW Khayre oo Qado sharaf u sameeyay guddiyada Dib-u-eegsita Dastuurka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.