RW Khayre: Waa in la fuliya qorshaha amniga caasimadda ee tubta amniga iyo cadaaladda

0
36

Sabti, November, 10, 2018 (HOL) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo ka hadlay weerar galinkii dambe ee Jimcihii ka dhacay Muqdisho oo ay dad badan ku dhinteen ayaa hay’adaha ammaanka faray in la xoojiyo amniga.




SOURCE: RW Khayre: Waa in la fuliya qorshaha amniga caasimadda ee tubta amniga iyo cadaaladda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.