RW Kheyre oo ku wajahan Kismaayo iyo Amaanka oo aad loo adkeeyay

0
381

Ra”iisu-Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo halkaas oo lava dareemayo qabanqaabada soo dhaweynta wefdiga ra”iisul-Wasaaraha Soomaaliya. Amaanka magaalada Kismaayo ayaa aad loo adkeeyay waxaana baaritaano laga sameeyay xaafado ka tirsan Kismaayo si loo xaqiijiyo Amniga masuuliyiinta la filayo in ay maanta gaaraan […]




SOURCE: RW Kheyre oo ku wajahan Kismaayo iyo Amaanka oo aad loo adkeeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.