Sababta weerarkii guriga Aadan Cadde oo lagu sheegay xog sirdoon oo qalad aheyd

0
31

Jicmo, September, 14, 2018 (HOL)-Wargayska The Guardian ayaa qoray maqaal uu kaga hadlayo ciidamo Maraykan iyo Soomali isugu jiray oo u dhacay guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ”ayagoo ay dhici karto inay ku socdeen xog sirdoon oo khaldan”.




SOURCE: Sababta weerarkii guriga Aadan Cadde oo lagu sheegay xog sirdoon oo qalad aheyd

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.