Sacuudiga oo diiday codsi uga yimid Turkiga

0
261

Isniin, December, 10, 2018 (HOL)- Wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga Adel al-Jubeir ayaa gaashaanka ku dhuftay codsi ay dowladda Turkiga Sacuudiga uga dalbatay in ay ugu soo gacan geliso laba sarkaal oo ka mid ah raga looga shakisan yahay in ay ka danbeeyaan dilka wariye Jamal Khashoggi.




SOURCE: Sacuudiga oo diiday codsi uga yimid Turkiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.