Sacuudiga oo ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo Soomaaliya ku jirto

0
118

Talaado, Janaayo, 07, 2020 (HOL)- Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqay dhismaha gole ka kooban sideed waddan oo Carab iyo Afrikaan ah oo xaduud baddeed la wadaaga Badda Cas iyo Gacanka Cadan.




SOURCE: Sacuudiga oo ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo Soomaaliya ku jirto

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.