Sacuudiga oo qaaday xayiraadii saarneyd xoolaha Soomaaliya

0
98

Isniin, July, 02, 2018 (HOL) – Wasiirka Xannaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Soomaaliya Nuur Maxamed Xassan ayaa sheegay in dhoofinta xoolaha dalka ay meel wanaagsan marayaan, lana qaaday xayiraaddii saarneyd dhoofinta xoolaha Soomaaliya ee loo dhoofin jiray dalka Sucuudiga taas oo la saaray sanaddii 2016-kii.




READ MORE FROM THE SOURCE: Sacuudiga oo qaaday xayiraadii saarneyd xoolaha Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.