Sacuudiga oo War cusub kasoo saaray dilkii Jamaal Khashoggi

0
98

Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay inaysan aqoonin goobta lagu aasay maydka Suxufigii Jamaal Khashoggi, kaasi oo ay koox ka tirsan Sirdoonka Sacuudiga dileen, jarjareen, kadibna maydka ku shubay Aashito bishii October 2-dii ee sannadkii hore. Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibedda ee Sacuudiga, Caadil Al-jubeyr ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu  siiyey  Barnaamijka “face the Nation” ee Telefishinka CBS […]




SOURCE: Sacuudiga oo War cusub kasoo saaray dilkii Jamaal Khashoggi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.