Saddax ruux oo lagu dilay weerar xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee dulleedka Muqdisho

0
62

Isniin, April, 15, 2019 (HOL) –Sida ay warbaahinta u sheegeen dad ku sugan deegaanka Ceelasha Biyaha ee dulleedka Muqdisho saddex ruux la socday gaari yar oo kuwa raaxada ah ayaa toogasho lagu dilay xalay kaddib markii ay weerar ku soo qaadeen rag hubeysan oo iyaguna watay gaari kale.




SOURCE: Saddax ruux oo lagu dilay weerar xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee dulleedka Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.