Saddex Dowladood oo bilaabaya weerar ka dhan ah kooxaha ka dagaalama Magalada Idlib

0
95

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku gacan seyray xabad joojinta uu Turkiga codsaday si looga hortago in uu dhiig ku daato waqooyiga Suuriya. Shirka saddex geesodka ahaa ee dhacay ayuu Mr Putin ka sheegay in Ruushka uu sii wadi doono dagaalka uu kula argagixisada ku sugan gobolka Idlib. Idlib ayaa ah goobta kaliya ee ku […]




SOURCE: Saddex Dowladood oo bilaabaya weerar ka dhan ah kooxaha ka dagaalama Magalada Idlib

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.