Saddex Ruux oo hal goob ku geeriyootay deegaan duleedka ka ah Hargeysa

0
419

Inta la xaqiijiyey saddex ruux ayaa geeriyootay halka tiro kale ay ku dhaawacmeen,kadib markii uu la rogmday Gaari bas ah oo ay saarnaayeen. Shilkaan ayaa ka dhacay deegaan lagu Magacaabo Abdaal oo duleedka Magalada Hargeysa,waxana dad ka badbaaday ay sheegeen in Gaariga uu ka tegay Magaalada Hargeysa,isla markaana uu kusii jeeday Magalada Berbera. Maxamed Xasan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Saddex Ruux oo hal goob ku geeriyootay deegaan duleedka ka ah Hargeysa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.