Saddex ruux oo Soomaali ah oo lagu dilay weerar goor dhaw lagu qaaday Masjid ku yaala New Zealand

0
263

Jicmo, Maarso, 15, 2019 (HOL) –Saddex ruux oo Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku geeriyoodeen weerar qof hubeysan uu ku qaada Masjid lagu magacaabo Al-Nur oo ku yaala magaalada Christchurch ee dalka New Zealand.




SOURCE: Saddex ruux oo Soomaali ah oo lagu dilay weerar goor dhaw lagu qaaday Masjid ku yaala New Zealand

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.