Saddexda xisbi qaran ee Somaliland oo aqballay soo jeedintii ergadii loo saaray soo afjarida khilaafka doorashooyinka

0
7

Talaado, December 17, 2019 (HOL )– Saddexda xisbi qaran ee Somaliland ayaa maanta aqballay go’aankii ergadii dhexdhexaadinta soo saartay, taas oo ahaa in guddidi hore ee doorashooyinka dib loo soo celiyo, halka guddidan cusubna la kala diro.




SOURCE: Saddexda xisbi qaran ee Somaliland oo aqballay soo jeedintii ergadii loo saaray soo afjarida khilaafka doorashooyinka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.