Safaarada Somalia ee mid ka mid ah Wadamada Afrika oo dib loo furayo

0
547

Jaaliyadda soomaalida ee ku nool dalka Zambia ayaa dhabarka u ritay mas’uuliyadda dhismaha safaaradda Soomaaliya ee magaalada Lusaka, taasoo uu ka codsaday ra’iisul wasaare Khayre. Arrintaas ayaa timid ka dib markii ay kulan yeesheen xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida ee dalkaas iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya intii uu ku sugnaa dalkaas. “Dhismaha safaaradda waxay ahayd hawl […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Safaarada Somalia ee mid ka mid ah Wadamada Afrika oo dib loo furayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.