Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya oo ka fekeraya inuu iscasilo

0
16

Khamiis, December, 12, 2019 (HOL)-Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto, ayaa ka fiirsanaya inuu is casilo haddii uu ku guul daraysto qorshaha Maraykanka ee deyn cafinta Soomaaliya.




SOURCE: Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya oo ka fekeraya inuu iscasilo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.