Safiirka Midowga Afrika oo Kismaayo maanta gaaray ayaa beeniyay in isbeddel lagu sameeyay ciidammada AMISOM ee halkaa ku sugan

0
49

Talaado, May, 21, 2019 (HOL)- Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Jubbaland ,Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ku qaabilay magaalada Kismaayo wafdi uu hoggaaminayo safiirka Midowga Afrika ee Soomaaliya ,Francisco Caetano Madeira ,taliyaha AMISOM Tigabu Yilma Wondimhunegn iyo mas’uuliyiin kale.




SOURCE: Safiirka Midowga Afrika oo Kismaayo maanta gaaray ayaa beeniyay in isbeddel lagu sameeyay ciidammada AMISOM ee halkaa ku sugan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.