Safiirka Somalia ee Midowga Yurub & Feysal Cali Waraabe oo ku kulmay Brussels

0
289

Magalada Brussels ee Wadanka  Belgium-ka waxaa maanta ku kulmay Safiirka Soomaaliya ee Midowga yurub iyo Guddoomiya Xisbiga UCID,ee Soomaaliland Eng,Feysal Cali Waraabe. Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi ayaa Feysal Cali Waraabe kusoo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Magalada Brussels oo uu Maanta gaarey,waxaana soo dhaeyn ka dib dhex maray kulan arrimo badan looga hadlay. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Safiirka Somalia ee Midowga Yurub & Feysal Cali Waraabe oo ku kulmay Brussels

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.