Safiiro Maraykanka ah oo shaqada ka tagaya Trump dartiis

0
170

Safiirka Maraykanka u fadhiya dalka Estonia James D Melville ayaa shaaciyay in uu xilkaas ka tagayo, taasna ay ugu wacantahay siyaasadaha Trump ee uu kula dhaqmayo adduunka intiisa kale, gaar ahaan Midoowga Yurub oo uu kusoo rogay canshuuro dheeraad ah. Safiiro kale ayaa sidoo kale sheegay in aysan la shaqayn karin Trump, islamarkaasna aysan matali […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Safiiro Maraykanka ah oo shaqada ka tagaya Trump dartiis

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.