Salaad Cali Jeelle: -Waxaa jira dibadbaxyo dowladda ka dhan ah oo ay mucaaradku qabanqaabinayaan

0
35

Arbaco, April, 17, 2019 (HOL)–Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in madaxtooyada Soomaaliya ka war heyso sida uu hadalka u dhigay dibadbaxyo waaweyn oo ay qabanqaabinayaan siyaasiyiinta mucaaradka iyo xisbiyada qaarkood.




SOURCE: Salaad Cali Jeelle: -Waxaa jira dibadbaxyo dowladda ka dhan ah oo ay mucaaradku qabanqaabinayaan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.